Daawo Sawirada: Kooxaha Gurmadka deg dega ee Muqdisho iyo Gaadiidka ay adeegsadaan oo …

Maamulka gobolka Banaadir ayaa diyaariyay heegan buuxana galiyay kooxaha gurmadka deg dega iyo gaadiidka kala duwan ay adeegsadaan si ay uga hortagaan hadii ay yimaadaan musiibooyin deg deg ah. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku sameeyay xarun lagu diyaariyay kooxaha gurmadka iyo sidoo kale gaadiidka … Continue reading Daawo Sawirada: Kooxaha Gurmadka deg dega ee Muqdisho iyo Gaadiidka ay adeegsadaan oo …